Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay in uu maanta soo xirmay kal-fadhiga labaad Aqalka Sare, kaasoo furmay 1-dii Bishii November ee sanadkii hore 2022.
Qoraalka oo guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan uu ku saxiixan yahay, ayaa lagu sheegay in kal-fadhiga 3-aad ee Aqalka Sare uu furmi doono 20-ka Bisha May ee soo socota.
Haddaba, Akhriso qoraalka kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya:













