MUUQAAL: Guddoomiye Shiikh Yuusuf oo Furay Wajiga 3-aad ee Tartanka Qur’aanka Kariimka

0
391

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka dowladda hoose ka furmay wajigii 3-aad ee tartanka qurโ€™aanka kariimka oo ay ku tartanayaan caruur ka kala socoto degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir.

Furitaanka tartankaan waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin kala duwan iyo qaar ka mid ah mashaa’ikhda Soomaaliyeed, Waxaa warbixin arrintanku saabsan soo jeedinaya, Cabbaas Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here