Guddoomiye Madaale oo la Afuray Maamulka iyo Waxgaradka Degmada Dayniile: MUUQAAL + SAWIRRO

0
361

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho afur kula qaatay maamulka degmada, odayaasha, waxgaradka, cuqaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Munaasabadda afurka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo saraakiisha laamaha amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here