DHAGEYSO:Adeegyada ay bulshada u qabato Xarunta hooyada iyo dhalaanka degmada Warta Nabadda

0
899

Maamulka Xarunta Hooyada iyo dhallaanka Degmada Warta Nabadda ayaa faahfaahin ka bixiyey Adeegyada Caafimaad oo ay u qabtaan bulshada Soomaliyeed ee Adeegyada u soo doonta.

Cabdishakuur Sheikh Maxamed oo ah Maamulaha Xarunta Hooyada iyo dhallaanka degmada Warta Nabadda oo wareysi siiyey Idaacadda Codka Caasimadda ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leeedahay in Adeegyadii Aas-aasiga haa ee daryeelka iyo caafimaadka bulshada uu la soo wareego Gobolka banaadir, waxa uuna Maamulka Gobolka ka codsaday in adeegyada loo hayo Hooyada iyo dhalaanka la gaarsiiyo meelaha aaney ilaa hadda gaarsiisneyn.

Ugu Horeyn Cabdishakuur Sheikh Maxmed Waxaan Weydiiney Adeegyada Aasaasiga Ah Ee Ay Qabtaaan Mhc-Yada Ku Yala Magaalada Muqdiosho…. Waaxa Weareystay Cabdinaasir Iidlle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here