Xafiiska Hanti-dhawrka Guud oo faray Hay’adaha DFS inay raacaan talooyinkii horay loo siiyay

0
322

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhamaan hay’adaha dowladda federaalka Somalia in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan khaladaadkii lagu soo bandhigay warbixinta baarista u hoggaansanaanta sharciga ee lasii daayay sanadkii tegay ee 2022-kii.

Haddaba. Hoos ka akhriso khaladaadka iyo talabixintii xafiiska Hantidhowrku uu horay u soo saaray:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here