Maamulka degmada Karaan oo olole wacyigelin ah ka bilaabay degmada

0
1310

Maamulka degmada Karaan ayaa olole wacyigelin ah ka bilaabay xaafadaha iyo suuqyada kuyaala degmada Karaan ee gobolka Banaadir.

Madaxa Wacyigelinta degmada Kaaraan Daa’uud Aadan Maxamed oo la hadlay idaacadda Codka Caasimadda ayaa ka warbixiyay sida ay u sameeyaan ololaha wacigelinta ah iyo saameynta uu caabuqa u geysan karo bulshada.

Waxaa qaaday Wareysiga Wariye C/naasir Xersi Iidle 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here