Duqa Muqdisho oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay xaaladda COVID 19

0
244

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta shir gudoomiyay kulan looga hadlayay xaaladda guud ee caabuqa Covid 19.

Kulanka oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Wasiirka Warfafinta Wasiir ku xigeenka diinta iyo awqaafta XFS.

Waxaa diiradda lagu saarayay Kulanka sidii loo dardargelin lahaa ka hortega fafitaanka cudurka Covid19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here