Agaasimaha Hawlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo booqday Xarunta Gaadiidka Dowladda Hoose: SAWIRRO

0
674

Agaasimaha Guud ee Hawlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, Mudane Cabdirashiid ibraahim Maxamed oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Gadiidka ayaa maanta kormeeray xerooyinka Waaxda Gadiidka Dowlada hoose Xamar iyo sida ay u shaqeyaan shaqaalaha Waaxda.

Kormeerkan oo ahaa mid ay ugu kuur-galayeen Qaab-dhismeedka iyo sida ay u shaqeyaan shaqaalaha Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose.

Sidoo kale, Agaasime Cabdirashiid ibraahim ayaa kula dardaarmay shaqaalaha Waaxda Gadiidka in ay laba-labaan shaqada ay u hayaan shacabka ku nool caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here