Shirka khariiradeynta khilaafyada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir oo Maanta ka furay Magalaada Muqdisho.

0
834

Shirka khariiradeynta khilaafyada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir ayaa Maanta ka furay Magalaada Muqdisho.

Shirka oo ay soo Agaasintey Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socota Maamulka Gobolka Banaadir.

Waxaa looga doodi doonaa Hanaanka dhab uu Heshiinta ee Degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here