Agaaasimaha Waaxda Nadaafadda G/Banaadir oo ka hadlay Tallaabadii Duqa Muqdisho: VIDEO

0
338

Agaasimaha Waaxda Nadaafadda maamulka gobolka Banaadir, Cabdicasiis Goodax Barre ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho uu mushaarka ugu kordhiyay shaqaalaha nadaafadda.

Waraysi uu siiyay Idaacadda Codka Caasimadda ayuu uga warramay howlaha ay qabtaan shaqaalaha nadaafadda iyo halka ay hiigsanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here