Duqa Caasimadda oo Casuumad u Sameeyay Mas’uuliyiinta Hay’adda Safa Vakri oo ku sugnaa Maalmahan Muqdisho: SAWIRRO

0
301

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa casuumad qado u sameeyay mas’uuliyiinta hay’adda Safa Vakfi oo maalmahan marti u ahaa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Dowladda Hoose ee Xamar iyo Hay’adda Safa Vakfi ayaa si wadajir ah u fulin doona dhismaha iskuul leh qayb ay ardayda jiiftaan, kana faa’ideysan doonaan 500 oo arday, kuwaasoo cuntadooda iyo baahiyaha kale ee ay qabaan hay’adda ballan-qaaday in ay kafaalo qaadi doonaan muddo 30 sano ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here