Maamus Heer Sare ah Oo Xarunta Aqalka D/Hoose loogu Sameeyay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Ee 17-jirada+Sawiro

0
334

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar soo dhaweyn heer sare ah ugu sameeyay Cayaartoyda Xulka Qaranka 17-jirada ee kusoo guuleystay Koobka Kubadda Cagta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA U17.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Cayaartoyda waqti kula qaatay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, Asigoona sidoo kale u balan qaaday in uu gadoon-siin doonno hadiyad ay ku farxaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here