Agaasimaha Suuqyada Dowladda Hoose Xamar oo ka Qayb-galaya Wajiga labaad ee Shir ka furmay Baydhabo: SAWIRRO

0
459

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur-galbeed ka furay wajiga 2-aad ee shirka isku-duwidda hawlaha hormarinta wax-soo-saarka xoolaha ee mashruuca RAAISE.

Shirka waxaa ka qayb-galaya wasiirrada xanaanada xoolaha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka Somalia iyo agaasimaha waaxda suuqyada Dowladda Hoose ee Xamar, Maxamed Macallin Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here