Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Hawlwadeennada Xafiiskiisa: SAWIRRO

0
255

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulammo gaar ah la yeeshay hawlwadeennada kala duwan ee xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo dhawaan uu hoggaankiisa la wareegay.

Intii uu kulanku sicday ayaa Hantidhawraha Guud waxaa uu hawlwadeennada la wadaagay aragttidiisa maamul iyo sida ay uga go’antahay dhaqangalinta siyaasadaha anshaxa iyo shaqada ee Xafiiska u deggan.

Ugu dambeyn, Abuukaate Guutaale ayaa sidoo kale hawlwadeennada kula dardaarmay inay xil gooni ah iska saaraan ilaalinta waqtiga iyo wax-soo-saarka shaqo iyo qiyamka ku dhisan wada-shaqaynta iyo halabuurka, si looga mirodhaliyo yoolasha hormarinta ee ku qeexan istaraatiijiyadda Xafiiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here