Muqdisho: (Codkacaasimadda) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdusho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dayactirka keydka talalka Gobolka Banaadir.
Hadal uu jeediyey Guddoomiye Cumar Filish waxa uu sheegay in ay Maamulkiisa ka go’aan tahay dib dhiska Xarumaha danta guud ee ku yaala magalaada Muqdisho.
Guddoomiyaha ka hor waxaa goobta ka hadlay Agaasinaha Caafimaafka dowladdavHoose Mdane Maxamed Cadoow oo soo dhoweeyey dagaalka Dowladda Hoose ku dhiseyso Xarunaha danta guud.













