Taliyaaniga oo tababaray saraakiil Boliis ah

0
776

Dowladda Talyaaniga ayaa heegtay iney tababartay ka badan 2,900 oo askari oo booliis ah, kuwaas oo isugu jira saraakiil iyo saraakiil xigeen, waxayna gacan ka geysanayaan sugudda amniga guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan magadalada Muqdisho.

War qoraalka oo ka soo baxay safaaradda Talyaaniga ee magadalada Muqdisho ayaa lagu sheegay iney dufcadini aheyd tii 15-aad oo ay tababaraan talyaanigu, waxaana xiritaanka munaasabdda oo ka dhacday Jabuuti ka qeyb galay taliayaha ciidanka booliiska Soomaaliya jeneraal Cabdi Maxamed Xijaar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here