SAWIRRO: RW Xamse oo Guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee Golaha Hannaanka Caariyeynta iyo Isbeddelka Somalia

0
256

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee golaha hannaanka casriyeynta iyo
Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leeyahay in lagu dhiso, laguna kobciyo isbeddel horseedaya horumar waara.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray waajibaadka looga fadhiyo xubnaha golaha hannaanka casriyeynta taabo-galinta hannaanka casriga ah ee la hiigsanayo in jiho cusub u horseedo nidaamka dowliga ah ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib-u-dhiska kaabayasha dhaqaale iyo amni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here