Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo Booqday Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed: SAWIRRO

0
302

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, mudane. Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/guuto. Sulub Axmed Firin.

Booqashada Madaxweynha Soomaaliye ee Taliska Ciidanka, ayaa ah u kuurgalka howlaha shaqo ee Ciidanka Boliiska ay u hayaan, Madaxweynha Soomaaliya xasan shiikh Maxamuud, ayaa Kormeeray qaar ka mid ah Hogaanada ee taliska Ciidanka.

Ugu dambeyn, Kormeerka ka dib madaxweynaha Somalia wuxuu la kulmay saraakiisha Hoggaannada iyo Taliyaasha saldhigyada Gobolka Banaadir waxa uuna kala hadalay dar dar galinta Howlaha Bulshada u hayaan, Madaxweynaha ayaa dardaaran iyo boqgaadin isagu daray Saraakiisha Ciidanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here