Duqa Muqdisho oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay taliska ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar uga hadlay arrimo dhawr ah: VIDEO

0
273

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta taliska ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar ayaa ka hadlay qodobbo ay ka mid yihiin:

1. Xurmeynta bisha barakeysan ee Ramadaan.
2. Waqtiga furnaashiyaha maqaayadaha iyo hoteellada magaalada Muqdisho.
3. Waqtiga uu ku egyihiin munaasabadaha arooska xilliyada habeenkii.
4. Illaalinta anshaxa iyo la-dagaallanka maandooriyaha.
5. Hawlgelinta ciidanka aadaabta iyo nabadgalyada dowladda Hoose ee Xamar.
6. Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Haddaba, Daawo shirka jaraa’id ee Duqa Muqdisho uu uga hadlay arrimahan;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here