Guddiga doorashada oo kala hadlay shahaado siinta xildhibaanada

0
450

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf oo uu kala hadlay hirgalinta jadwalka shahaaddo siinta iyo dhaarinta xildhibaannada ee guddigu shaaciyay iyo dhammeystirka doorashada xildhibannada harsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here