Duqa Muqdisho oo caawo waqti la qaatay shacabkiisa

0
497

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo caawa kormeeray qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa waqti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Asigoona ka xog wareestay xaalada guud ee Magaalada iyo aragtiyadooda ku aadan horumarka Caasimada.

Duqa Muqdisho ayaa soo dhaweeyay aragtiyada iyo fikradaha shacabka ee ku aadan dhinaca amniga, bilicda, adeegyada aasaasiga iyo horumarka kaabayaasha muhiimka u ah Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here