Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay magaalada Hargeysa

0
59

Roobab lagu diirsaday ayaa maanta ka da’ay magaalada Hargeysa iyo deegaannada ku xeeran xilli ay dadku isugu soo baxeen roob doon ay ku Alle baryayay

Shalay ayey aheyd markii madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ahna guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha ee Somaliland uu sheegay in roob doon guud la qaban doono maanta.

Saylici ayaa sheegay in xaaladda abaarta ay marba marka ka sii danbaysa sii xumaanayso, maadaama labadii xilli roobaad ee hore aanay si wanaagsan u di’in roobabkii la filayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here