DHAGEYSO: Dr. Xabeeb oo fariin u diray duqa Muqdisho

0
540

Dr. Xabeeb oo soo dhaweeyay magacaabista duqa Muqdisho ayaa dhinaca kale farriin u diray maayarka cusub Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Maamulaha Xarunta dhimirka ee Dr. Xabeeb Public Mental Hospital Dr. Cabdiraxmaan Cawaale Xabeeb ayaa Duqa magaalada Muqdisho ka codsaday in degdeg raashin loola soo gaaro dadka ku jira xaruntiisa maadama ay raashinka ka dhammaanayaan maalmaha oo socda sida uu hadalka u dhigay.

Dr. Xabeeb oo la hadlay Idaacadda codka caasimadda ee gobolka Banadir ayaa Waxa uu sheegay in ay xarintiisa soo gaareen dad badan oo ay soo barakicisay abaarta ba’an ee ku dhufatay dalka gaar ahaan koofirta Soomalaiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here