Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Soo Saaray Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad
“Qiimeyn iyo wadatashi dheer kadib, waxa uu Agaasinka waxbarashadu ku wargelineyaa dhammaan Bahda Waxbarashada Gobolka Banaadir in imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ee sanad dugsiyeedka 2021-2022 la geli doono 28-ka illaa 31-ka bisha 5-aad ee Maajo , 2022.
Hoos ka Aqriso














