Hadal Jeedinta Musharaxiinta oo la Shaaciyay

0
137

 

Hadal jeedinta 39 ka Murashax ee xilka Madaxweynaha ee bilaaban doonta maalinta berri, waxaana ay Socon doontaa ilaa 12 May.

Guddiga ayaa ka dalbaday Musharraxiinta in ay ilaaliyaan Jadwalka doorashada, islamarkaana ay soo xaadiraan xilligii loogu tala galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here