MADAXWEYNE XASAN: Waxaan dhisaynaa Maktabad lagu keydin doono Taariikhda Madaxweynihii 1-aad ee Somalia: SAWIRRO

0
250

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii 1-aad ee Somalia Alle ha u naxariistee, mudane Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde)

Madaxweyne Xasan oo Aadan Cadde ku tilmaamay aasaasihii dowladnimada Somalia iyo hoggaamiyihii dimuquraadiyada Qaradda Afrika, ayaa sheegay in dowladdu ay hirgalin doonto maktabad lagu kaydiyo taariikhda iyo wax qabadkii Madaxweyne Aadan Cadde oo ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay Afrika ee si nabad ah oo dimuquraadi ah xukunka ku wareejiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here