Shaqaalaha Gurmadka Deg-degga ah ee Gobolka Banaadir oo si naf-hurnimo iyo taxadar leh u daminaya dab ka dhashay weerarkii Liido: VIDEO

0
232

Shaqaalaha Gurmadka Deg-degga ah ee maamulka gobolka Banaadir ayaa si naf-hurnimo iyo taxadar leh u damiyay dab ka dhashay weerarkii bahalnimada ahaa ee Khawaarijtu ay ka geysteen Liido oo ay ku gubanyeen gawaari badan oo bannaanka yaallay.

Shaqaalaha ayaa hawshan qabtay iyada oo uu meesha yaallay gaari qarax ku xiran yahay, waxayna naftooda halis u geliyeen si khasaaraha loo yareeyo, loona badbaadiyo hantida muwaadiniinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here