Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ansaxiyay Miisaaniyadda 2023+Sawiro

0
201

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u ansaxiyay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose Xamar ee sanadka 2023-k.

Munaasabada Ansaxinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, La-taliyaha Sharciga Maamulka Gobolka Banaadir, Garyaqaanka Guud ee Gobolka, Lataliyaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Guddiga dhaqaalaha Qaranka, Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano, Agaasimayaal iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here