Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka Warbixiyay Guulihii laga gaaray shirka Wadatashiga Qaran ee maalmahan ka socday Muqdisho: VIDEO

0
219

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo la hadlay shacabka Soomaaliyeed ayaa la wadaagay guulihii laga gaaray Madasha Golaha Wadatashiga Qaran, wuxuuna soo bandhigay halka uu maraayo shirka golaha ee maalmahaan ka socda Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here