Waxa aan kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya #Tiina_Intelmann.
Waxa aan ka wadahadlanay isbaddalka dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta Maaliyadda.
Midowga Yurub waa Saaxiib muhiim u ah Horumarinta Maaliyadda dalka iyo taageerada maaliyadeed ee Soomaaliya.













