Madaxweynaha JFS oo Masaajidka Isbaheysiga Salaadii Janaasada kula Tukaday Marxuum Shirwac+Sawiro

0
320

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Ra’iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula tukaday Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay ku geeriyooday Muqdisho. Waxa ay Alle uga baryeen in uu jannadii Firdows ugu deeqo Shirwac oo ka mid ahaa dadkii sida weyn uga soo shaqeeyay nabadeynta dalka iyo u adeegidda bulshada xilliyadii adkaa ee dalku soo maray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here