Gudoomiyaha gobolka oo magacaabay agaasime cusub.

0
168

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Samro Ibraahim Cumar u magacaabay Agaasimaha Waaxda Adeegyada iyo Horumarinta ee Agaasinka Waxbarashada G/Banaadir, waxaana Xilkii laga qaaday Md. Maxamed Macallin Dhicisoow.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Agaaasimaha cusub ee Waaxda Adeegyada iyo Horumarinta ee Agaasinka Waxbarashada G/Banaadir Marwo. Samro Ibraahim Cumar in ay dardargeliso shaqada iyo horumarinta waaxda.

May be an image of 1 person, headscarf, dais and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here