Guddoomiye Yabooh oo xariga ka jaray Waaxda Faya-dhawrka iyo hubinta tayada iyo badqabka badeecadaha: SAWIRRO

0
378

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xariga ka jaray xafiiska waaxda faya-dhowrka iyo hubinta tayada iyo badqabka badeecadaha iyo ka hortagga waxyaabaha maankadooriya oo laga hirgeliyay dekadda Muqdisho.

Munaasabadda furitaanka xafiiskan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta, Agaasinka Waaxda Caafimaadka iyo madax kale oo ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlada Hoose ee Xamar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here