Warar Ra’iisal Wasaare Ethiopia Oo Soo Gaaray Muqdisho+Sawiro By Codka Caasimadda - June 9, 2022 0 94 Share on Facebook Tweet on Twitter Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb galka xafladda caleemosaarka Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta dhaceysa.