Warar Ra’iisul Wasaare Xamse Oo la Kulmay Culimada Soomaliyeed+Sawiro By Codka Caasimadda - August 23, 2022 0 475 Share on Facebook Tweet on Twitter Ra’iisul Wasaaraaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hamza Abdi Barre, ayaa Culimada Soomaaliyeed kala hadlay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin gurmadka abaaraha, amniga iyo dowladda wanaaga.