Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga Oo Kormeeray Xerada Bali-doogle+Sawiro

0
10

Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska ee gobolka Shabeelaha hoose.

Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeeray Ururada 4-aad iyo 64-aad ee kumaandooska Dabab iyo Guutada 7-aad iyagoona kula darmaamay inay u diyaargaroobaan howlgalada Ciidanka Xoogga dalka kaga xoreeynayaan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Goboladda Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here