Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hay’adda FCA Soomaaliya: SAWIRRO

0
345

Guddomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banadir Mudane Mohamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa la kulmay agaasimaha guud ee Hay’adda FCA Soomaaliya Ikali Karvinen.

Maamulka Gobolka iyo FCA ayaa ka wadahadlay sida amniga, dib u heshiisiinta, dhismaha goleyaaaha degmooyinka, shaqa abuurka dhallinyarada iyo sidii loo abuuri lahaa xarumo si gaar ah uga shaqeeeyo xirfadaha gacanta oo la bari doono dhallinyarada Caasimadda.

Ugu dambeyn, Gobolka Banadir iyo FCA ayaa isku afgartay in la ballaariyo wada-shaqaynta si joogta ahna looga wada shaqeeyo arrimaha wacyigelinta dib u hishiisinta iyo hormarinta magaalada Muqdiaho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here