Gudoomiyaha G/Banaadir iyo Wafdigiisa oo gaaray Samareeb + SAWIRO

0
585

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Wefdi uu Hogaaminayo ayaa gaarey Magalada Samareeb ee Xarunta GalMudug.

Waxaa Garoonka Diyaaradha Ugaas Nuur Ku soo dhoweeyey Madaxweynaha GalMudug Mdane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Saraakiil ka tirsan Maamulkiisa.

Guddoomiye Cumar Filish iyo Wefdigiisa ayaa Samareeb u tegey ka qeybgalka shirkii wadatashiga ee uu ju baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxmed Cabdulaahi Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here