Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo ku aaddan asaaska ciidanka xoogga dalka u diray qaybaha kala duwan ee ciidanka xoogga.
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la asaasay 12-kii Abriil 1960-kii, waxa uuna dabaal-daggan noqonayaa midkii 63-aad ee kasoo wareegay markii la asaasay.
Haddaba, Akhriso qoraalka kasoo baxay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka.













