Taliyaha Booliiska Somalia oo Kormeer ku Tagay Hoggaanka Xiriirta Dibadda ee Interpol: SAWIRRO

0
412

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta kormeeray xarunta hoggaanka xiriirka dibadda iyo INTERPOL ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Kormeerkan ayaa imaanaya xilli ciidanka booliska Soomaaliyeed uu xubin buuxda ka yahay booliska caalamka ee INTERPOL, taas oo qayb ka qaadatay la-dagaallanka dambiyada ka gudba xuduudaha iyo kuwa caalamiga ah.

Ugu dambeyn, Ciidanka Booliiska Somalia ayaa dhawaan soo bandhigi doona eedeysanayaal dambiyo dalka ku galay, si cadaaladda lo amriyo, sida ay qabaan shuruucda iyo qawaaniinta dalka u yaalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here