Ra’iisal Wasaare Rooble oo gaaray Magaalada Jowhar+ Sawiro

0
425

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad-goboleedka Hirshabeelle, si uu ugu kuurgalo saameynta ay fatahaadaha webigu ku yeesheen magaalada iyo sidii loogu gurman lahaa.

Waxuu booqday Wabiga meelaha uu ka fatahay iyo qaar ka mid ah xaafadiha ay dadka ka barakaceyn, isga oo kulamo la qaatay madaxweynaha Hirshabelle, maamulka gobolka iyo qeybaha kale ee bulshada.

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Ra’iisul wasaare Rooble iyo wafdigiisa uga warbixiyay xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar iyo dadka ku barakacay fatahaadda.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubna ka socda xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Jowhar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here