Duqa Magaalada Bolnes ee Sweden oo booqday Xarunta Gurmadka Deg-degga ah ee Muqdisho: SAWIRRO

0
479

Duqa Magaalada Bolnes ee dalka Sweden, Cabdulahi Aadan oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta booqday xarunta gurmadka deg-degga, waxaana kusoo dhaweeyay Agaasimaha Waaxda Gurmadka Deg-degga ah ee Dowladda Hoose ee Xamar Cabdiqani Maxamed Axmed (Dhaloole).

Agaasime Dhaloole ayaa Duqa Magaalada Bolnes ee dalka Sweden uga warbixiyay xaaladaha ay ku shaqeeyaan iyo qalabka gadiidka iyo shaqaalaha ka shaqeeya xarunta gurmadka deg-degga ah.

Ugu dambeyn, Duqa Bolnes ayaa ballan-qaaday inuu kala shaqeyno Waaxda Gurmadka deg-degga ah hawlaha horumarineed ee hortabinta u leh hawlaha ay u hayaan bulshada ku nool Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here