Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha

0
292

Mudanayaasha golaha Aqalka sare BFS ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay.

Kalfadhiga labaad, kulankiisa 3-aad Aqalka sare ee BFJS ayaa waxaa guddoominayay, Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo ay goob joog ahaayeen labadiisa ku xigeen.

Dood dheer kaddib, waxaa isku shaandhaynta guddiyada joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ku dhawaaqay Xoghayha Guud ee Golaha Aqalka Sare BFS, Cabdinaasir Ibraahim.

Guddiga xeer hoosaadka Anshaxa, xasaanadda iyo daryeelka senatarrada

1-Sen. Cabdi wali Maxamed Ibraahim (Xaabsade) guddoomiye

2-Senatoe Duniyo Maxamed Cali  -Guddoomiye ku xigeen

3-Sen. Bilaal Idiris Cabdullaahi –Xog haye

4-Maxamed Cali Yuusuf  (Gaagaab) Xubin

5-Xasan Ibraahim Yaroow- Xubin

6-Iftiin Xasan Iimaan-Xubin

Gudiga garsoorka, arrimaha diinta awqaafta, xuquuqul insaanka haweenka iyo carruurta

1-Sen. Naciima Xasan Max’ud–Guddoomiye

2-Sen. Leyla Nuur Maax- Guddoomiye ku xigeen

3-Sen. Cali Maxamuud Gacal –Xog haye

4-Sen. Cabdi Ismaaciil Samatar-xubin

5-Sen. Farxaan Cali Maxamuud -xubin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here