Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qatay madaxda ugu sareyso Hey,adda Tika kulankaan ayaa waxay uga wada hadleen Duqa Muqdisho Hey,adda Tika sidii loo dardar galin lahaa Mashariicyada ay ka qabtaan Tika Caasimadda Muqdisho.














