Duqa Muqdisho oo koormeeyay wadada Ex Koontarool Balcad

0
798

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha wadada isku xirta Isgooska Ex Kontorol Balcad ilaa km 0 ee degmada Shibis oo dhawaan dib udhis lagu sameyn rabo.

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa warbixin ku saabsan dhismaha cusub ee wadadan iyo tayadeeda ka dhageestay maamulka shirkada loo xilsaaray mashruuca dhismahaasi, waxaana Kormeerkaasi goob joog ka ahaa qaar ka mida ah maamulada degmooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here