Agaasimaha Canshuuraha maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, Sowda Xuseen Suudi ayaa maanta kulan isbarasho iyo xog kala qaadasho ah la qaadatay shaqaalaha waaxda canshuuraha Dowladda Hoose ee Xamar, waxa ayna kula dardaarantay in bulshada si wanaagsan loola dhaqmo.
Sidoo kale, Kulanka waxaa goobjoog ahaa agaasime ku-xigeenka canshuuraha, Deeqo Salaad Isxaaq.

























