Duqa Muqdisho oo Booqday Madaxweynaha Dooran ee Xasan Sheekh+Sawiro

0
228

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday Madaxweynaha la doortay ee JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud isagoo ugu hambalyeeyay doorashadii uu dhawaan ku guuleystay.

Dhankiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Duqa Muqdisho Booqashadiisa uu ugu yimid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here