G/Banadir iyo Bangiga Aduunka oo iska kaashanaya Maareynta Biyo Mareenadda Caasimadda+Sawiro

0
350

Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mdane Xiireey Axmed Rooble iyo Masuuliyiin ka socday Bangiga Aduunka ayaa maanta kormeer ku tegey qaar ka mid ah waraha biyo qabadka ah ee ku yaala degmooyinka Boondheere, Shangaani, Xamar Weyne iyo Xamar Jajab.

Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa Ujeedka kormeerka ku sheegay mid lagu doonayo in wax looga qabto biyo mareenada wadooyinka magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here