Dowladda Soomaaliya iyo Ururka IGAD oo furay Shir muhiim u ah Hannaanka Dhaqaalaha Dalka (SAWIRRO)

0
27

Dowladda Soomaaliya, Ururka IGAD oo furay muhiim u ah Hannaanka Dhaqaalaha Dalka

Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD, ayaa maanta  magaalada Muqdisho ka daah fureen shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Dhaqaalaha ee Blue Economy.

Kulanka oo socon doona seddax maalmood, ayaa  looga doodi doonaa hannaanka ugu wanaagsan ee loo xasilin karo heerka dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana  shirka soo qaban-qaabiyay Dowladda Soomaaliya iyo Urur goboleedka IGAD.

Shirka waxaa daah furay Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana ka qeyb galaya Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Agaasimaha Saadasha iyo Qataraha Urur gobaleedka IGAD farsamo yaqaanno ka socda dowladda dhexe, dowlad goboleeyada iyo IGAD.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here