Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee maanta ayaa hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu kusoo bandhigay warbixinta kulammadii dhacay ee guddiga joogtada ah.
Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda. Waxaana su’aalo badan laga weydiiyay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige.
Wasiirka ayaa su’aalihii la weydiiyay oo dhan uga jawaabay si guud. Haddaba Dhageyso jawaabaha:













